Wasiir Maalgashiga Somaliland Aamina Cilmi Fariid ayaa noqotey Xildhibaan cusub oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland .
Waxa ay Buuxin doonta Booska Xildhibaan-nimo ee uu ka Geeriyoodey Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed
Waxay ay noqon doontaa Xildhibaanka Kaliya ee Dumar ah ee ka mid noqda Golaha Wakiilada , hadii ay xilka Wasiir-nimo iska casisho oo loo dhaariyo Booskan ay dhaxalka ku heshay
May be an image of 1 person, dais and newsroom