Berbera:-
Bulsho yaraanta, adeegyada Liita, dhaqaaqyada ganacsi ee xadidan iyo ku nagaansho la’aanta magaalada, intaaba waxa Sababa adeega laydhka oo ah mid qaali isla markaana tag-tagis badan.
Waxa intaa sii dheer, kootada loogu xidhay shirkad gaar ah oo misana gacanta loo sii galiyay Soolartii deeqda ahayd ee Dawlada isu tagga Imaaraadka Carabta ku caawisay dadka reer Berbera oo dhamayd 7MW.
Berbera laydhkaa u mudan.
Jimcaale Cawke.
May be an image of 1 person, beard, smiling and eyeglasses