


Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Magaalooyinka JSL uu wehelinayo Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarje) , uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dawladaha Hoose ayaa kulan la qaatay Madaxa Xafiiska Hay’adda Qaramada midoobey ee UNDP, Mr. Lionel Laurens.
Kulan ayaa ku saabsanaa isbarasho iyo xoojinta wada shaqaynta Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Magaalooyinka JSL iyo Hay’adda UNDP.






