Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa geerida naxdinta leh ee ku timid aqoonyahan Cabdilqaadir Kaahin Faras oo ku geeriyooday Magaalada Burco maanta oo ay bishu tahay 30.5.25 dhamaan qoyskii iyo ehelkii iyo ummadda reer s. Lanba inuu Samir iyo iimaan ka siiyo xisaabtana u fududeeyo ilaahay haw naxariisto aamiin yaa allaah.

Cabdi Bacaw