FIQI WAA MINEEY FATUURAA FIIQ TIDHAAHE NINKII FADHAAYA MAA FAYOOW.

FIQI markii uu ahaa wasiirka arrimaha dibedda ee xamar adduunyadu way ka yaabtay habdhaqnkiisa ingiriisida uu ku hadlayaa waxay u badnayd mid reer xamaraysan oo laga dareemayo dhawaaqii talyaaniga, taasoo u dhiganta mineey fatuuraa fiiq tidhaahe ninkii fadhaaya maa fayoow.
Wuxuu ku tasbiixsanayay muuse biixi muuse biixi aloore cirraaba ka xun, dadka dhinac socdaa way yaabeen waxan uu shubayio.
Habeenkii siduu u hurdaabuu qayliyaa isagoo hartiga caayaya oo leh hub iyo lacagba siinaye maxay u dhaqaaqi waayeen iyo mashruuc waaye No aar dhulbahante waan idin fahmay cirraan la heshiinoohaayaa.
Fiqi waxa ku badan BOOTADII reer xamarka umabuu dhalan madaxnimo wuxuu ku hadlaa afkii reer magaal ismoodka laymanka xasan laftiguusu waxba ma dhaamo sidaas awgeed xamar MAJEERTEEN halloo doono nimankaasaa wadi yaqaane.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





