Ciidamadani waa kuwa kamandowska ee hada ka soo baxay dugsiga tababarka ee Caddadlay.

Iskuuladda tabobarada ciidamada Somaliland waxa hada ku xaraysan kumaan kun oo ka mid ah ciidamadda kala gadisan oo iyana dhawaan dhamaysan doona tababaradooda

 

 

Somaliland forever