

Madaxweynaha Somaliland Dr Cabdiraxmaan Mohamed Abdullahi oo ay cadawga Somaliland ki dawakheen meel uu ku suganyahay ayaa saacad ka hor baraha bulshada fariin salaaan ah hawada u soo mariyay shicibka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan.
Qoraal kooban oo uu barta uu Facebook-ku leeyahay soo dhigay ayaa waxa uu qoraalkiisu u dhignnaa sidan hoos ku xusan.
Shacabkayga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan waxa aan u soo dirayaa salaan & bogaadin, anniga oo u rejaynaya khayr, nabad, iyo barwaaqo.






