Magaaladda Berbera waa magaaladda ugu nadiifsan magaalooyinka ku yaala xeebaha gobolka sidoo kale waa magaaladda ugu laydhka jaban, waa magaalo u qalanta in la maalgashado marka aad ka eegto bogcadda ay ku taalo iyo maamulka magaaladda oo ah mid u hagar baxay wax qabaddka magaalada iyo sidoo kale magaaladda Berbera waa magaaladda ugu danbiga yar way ku mahadsanyihiin maamulka degmadda iyo ka gobolkuba iyo sidoo kale Ciidanka booliska oo 24ka saacadoodba suga amniga magaaladda.

Somaliland forever