Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha JSL Admiral Axmed Hure Haariye ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ha’yada EUCAP xarunta Taliska guud ciidanka ilaalada xeebaha JSL

Waxaa taliyuhu bilad sharaf shaqo wanaag iyo sagootin ah ku gudoonsiiyey Mr D BERT oo mudadii shaqada ee somaliland ka dhamaatay, kaasi oo kamid ahaa shakhsiyaadka si wanaagsan ula soo shaqeeyey CIX Somaliland , kulankan waxaa sidoo kale soo qaybgalay madaxa xafiiska EUCAP ee Somaliland MR Artsi Alanne