TURKIGU DHEX KAMA AHA ARRINKA SOOMAALIYA WUXUU LA JIRAA XASAN SHIIKH EE MUCAARIDKU HAYSKA JIRAAN DHAGARIHIISA.

Dawladda turkugu sideedaba dadka soomaaliya iyo Somalilandba waxay ka geysatay dhacdooyin halis ku ah jiritaankooda turkugu si xun oo liidnimo ah ayuu u dhex galay soomaalida, taas oo uu ku hantiyay khayraadkii dalka bad iyo beriba inuu siduu doono ka yeelo,turkigu wuxuu ogolaasho iyo kalsooni ka haystaa xasan shiikh oo uu ka helay wax aanuu mucaaridka ka helayn sidaas awgeed madasha mucaaridku hayska jiraan inaanay ku dhicin khiyaamadii ku dhacday Somaliland ee wadahadalkii somaliland iyo soomaaliya ee uu qiraalka ka ahaa wasiirkii HAAKAAH FIDAAN ee ku faanay inuu khiyaameeyay Somaliland, turkigu waxa cad isagoo adeegsanaya xasan shiikh iyo xubno reer soomaaliya ah inuu ka danbeeyo qaska ay ka degiweyday somaaliya.

Maanta wuxuu iska dhigayaa dhex markii ay arkeen indhaha caalamku laakiin waa dhinac ee haka tashadaan xubnaha mucaaridku.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.