Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa ku guul daraystay in carabta iyo caalamka islaamku isku raacaan canbaareeynta Somaliland waxaa canbaareyey maanta Somaliland,
Sacuudi Carabiya, Qadar, Jabbuuti, Masar, Urdun, Turkiga, Pakistan, Indonesia, Soomaaliya, Falastiin, Cummaan, Suudaan, Yemen, Muritaanita iyo Lubnaan ayaa si adag uga soo horjeestay tallaabada Somaliland ay safaaradda uga furanayso magaalada Quddus ee la haysto, sida ay sheegeen
“Lama aqbali karo in Somaliland uu safaarad ka furto Quddus oo la haysto, waxay jabinaysaa shuruucda caalamiga ah, waxayna xadgudub cad ku tahay magaalada barakaysan ee Quddus oo ah caasimadda Falastiin.” — Warsaxaafadeedka dalalkan ayaa lagu yidhi oo sida oo kale taageerey midnimada, madax-banaanida Soomaaliya.
Dalalkan kuma jiro Imaaraadka Carabta iyo Morocco oo saameyn ku leh Carabta & Galbeedka.





