Caawa laga seexanmaayo caasimadda Somaliland ee Hargeisa waxa goobo badan oo mihiim ah oo badhtamaha magaaladda Hargeisa ah la sudhay calankan dalka Israel ee aynu saxiibka nahay gaar ahaan dhismaha weyn ee Carwadda Hargeisa.
Tani waxa ay jawaab u tahay sudii diiranayd ee waftigii madaxweynaha Somaliland uu hogaaminaayay loogu soo dhaweeyay dalka Israel.















