Dagaalka af ka hadalka ah ee Social Media-ah ee u dhaxeeya beesha Fuqashini iyo Dhulbahante ayaa xadhkaha goostay muuqaalkani hoos yaalaa waa mid lagu soo bandhigay gabadh uu dhalay garaad Jaamac Garaad Cali oo ku sugan goobta uu xasuuqu ka dhacay ee Adhicadeeye taasi oo aad hoos ka daawan kartid sida ay ugu raaxaysanayso dadka la xasuuqay ee ka wada tirsan maamulka bariga Sool.