๐ก๐ถ๐ป๐ธ๐ถ๐ถ, ๐๐ฟ๐๐ฟ๐ธ๐ถ๐ถ, ๐ฑ๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ถ, ๐ ๐ถ๐๐ฏ๐ถ๐ด๐ถ๐ถ, ๐ธ๐ผ๐ผ๐ ๐ฑ๐ถ๐ถ, ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ฒ๐น ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ถ, ๐บ๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฎ ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ฒ๐น ๐บ๐ถ๐ฑ๐ป๐ฒ, ๐๐๐ ๐ ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐๐บ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ ๐๐พ๐๐๐พ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ฑ๐ฎ..
Qadiyadda ๐
๐๐ฅ๐๐ฌ๐ญ๐ข๐ข๐ง waaa qadiyad caalami ah oo ku saabsan dhul, qaranimo iyo muran siyaasadeed oo taariikhi ah, Waxaana saamayn ku leh awoodo caalamiya, oo ay ka midyihiin
๐ฑ๐ฎ๐น๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ oo ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ฒ๐น la samaystay xiriir diblomaasiyadeed oo ah ๐ป๐ผ๐ฟ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป
โข Tani waxay ku timid eegitaanka maslaxaada wadamada carabta oo ku salaysan dan qaran, amni, iyo xiriir caalami ah,
โฆ Mabdaโ siyaasadeed ee dal kastana waxa haga (๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐ถ๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ฒ๐๐)
โฆ Waxa hagi waayay wadamada islaamka ah ee carbeed ๐๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ ma hagayaan ee danteedaa hagaysa.
โข Goโaamada diblomaasiyadeed-na badanaa waa kuwo ๐ฝ๐ฟ๐ฎ๐ด๐บ๐ฎ๐๐ถ๐ฐ ah (waaqici ah), ma aha kuwo cadifadeed, somaliland-na caadifad way ka kortay.
. Ummadani waxay raadinaysaa aqoonsi caalami ah iyo saaxiibo diblomaasiyadeed, Jiritaankeedana waxa sal iyo sumad u ah Amni iyo xasillooni iyo Fursado dhaqaale iyo iskaashi.
Sidaa darteed ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐
๐๐ฎ๐๐ป๐ฒ ๐ฐ๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐
๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฐ๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ ๐ฐ๐ถ๐ฟ๐ผ waxa loo doortay, waxay shacabka somaliland doonayaan oo ah ๐๐๐๐๐๐๐, ee looma dooran qaadista talaabooyin ka farxiya kuwa jiritaanka ummadan ka soo horjeeda.”
Xildhibaan Laabsaalax ayaa sidan ku baahiyey Bogiisa Facebook.





