
Dawladda Israa’iil ayaa wafti balaadhan u soo dirtay Somaliland kuwaasi oo ku takhasuuaay arimaha caafimaadka waxa ayna booqdeen cisbatalka guud ee Hargeysa.
Dawladda Israel ayaa balan qaaday in ay wax ka qabn doonto arimaha caafimaadka ee dalka oo aad u liitay, sidoo kale waxa bilaabmay wax ka qabashada biyo balaadhinta dalka oo ay dawladda Israeli ay gacan weyn ka gaysan doonto.
Wax qabadakni hada ay dawlada Israa’iil ay ka bilowday dalka ee arimha biyaha iyo caafimaadka ah ayaa qayb ka ah heshiiskii ay dawlada Somaliland iyo Israa’iil ay dhawàan gaadheen kolkii ay dalka Israa’iil booqdeen waftigii uu hoggaaminayey madaxweynaha Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro





