
Qaar kamida Garaadada Dhulbahante iyo Masuuliyiin Misaan Culus ayaa ilaa hadda la raadinaya iyagga oo telefoonadoodina Xidhay, Waxana laga Cabsi qaba inay Caawa Guure ku Galaan Deegaanada Somaliland,
Sido kale Waxa shaki Wayn oo laga Qaba Taliye Yusuf Quuje oo la sheegay inuu Gacanta ku hayo Tikniko iyo Ciidan u badan beesha Jaamac Siyaad,
Xaalka Magaalada Laascaanood ayaa Caawa ah mid Qasan oo Qof walba ba Qof ka shakisan yahay, Masuul Walbana Wuxu Doonaya inuu noqda Masuul baxsadkiisu wax wayn u go’ynaayo,
Todobaadkii u danbeeyay Hargaysa waxa ka dagay Masuuliyiin badan oo u ku jiro Madaxwaynihii hore ee Khaatumo,





