Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta dalka kusoo laabtay kadib safar qaatay 13 cisho uubgu maqnaa dalka Kiiniya.

Madaxweynaha ayaa halkaasi kulamonkala gadisan kula yeeshay beesha caalamka iyo xukuumadda dalkaasi Kiiniya.