
Hadalka wasirka arimaha gudaha iyo amniga Somaliland Cabdalle Sandheere kaso yeedhay waxa uu aha mid aad logu diirsaday..
Mar haday xukuumaddu garwaqsatay dhawaqyadi ama odhaahyadi xukumada galbeedka kaga imanayay aha in galbedka miinoyin logaga aasayo oo ay duulaan ku yihin ama kadanbeyay dawlado dana gaara leh aadban uso dhawaynayna..
horadki sanadki 2025kii ayay ahayd markay xukumada gadhwadenka kayahay madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro ay ahayd markay dadka galbeka somaliland dagani uga digayeen in gobolada awdal iyo salel duulan ku yihin dawlado dano gaar ah lihi,iyado ladonayo in galbedka somaliland laga dhigo tabti lascanod oo kale.
alla mahadii dadka gobta ah ee xariirta ee adalianka ah aya dhabarka uritay dhulkooda kana difaacay damaca ama doonista dawlado aan daris wadag nahay doonayeen..
hadalka wasirku waxa uu cadaynaya amma meesha kasaraya in dad degan isku haya aany jirin ee uu jiro damac ama dullan inagaga imanayo dawlado aan daris wadag nahay,iyago kashaqaynaya in ay dadkasi walalaha ah ee wada dagani aanay nabdin.
marnana xukumadu yaynan dhayalsan coladaha horta leh ee katagan g.awdal iyo salel,kuwasa sababay nafbax ,dhaqale xumo ,iyo inu jogsado isusocdka walalaha xiliyada xagaga isku kala goosha.
dawladama waxa loga bahan yahay inay doorkeeda ka qadato nabadaynta galbedka ,sugida xadkoda ,isu haynta ama walalaynta dadka is dhalay ee wlalaha ah,iyo inay dacad ka ahaato nabadaynta.
waxanan xukumada ka codaanayna in wasir badhitankasi uu sameyay xaqiqa raadinta ah ay kula shaqeeyaan..
hadalka wasirka arimaha gudaha iyo amniga somaliland cabdalle sandheere kaso yeedhay waxa uu aha mid aad logu diirsaday..
Siyasi. Aanle Adan





