Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayàa saaka u socdaalay dalka Imaaraadka halkaasi oo uu uga sii gudbi doono dalka Mareykanka oo uu ku tagi doono booqasho rasmi ah oo uu ku tagi doono halkaasi.

Waxa dalka Maraykanka hada ku sugan madax kala gadisan oo ka mid ah xukuumadda Somaliland oo ay ka midyihiin la taliyayaasha Madaxweynaha sida Dr Bayle iyo Dr Fadal iyo safiirka Somaliland ee dalka Maraykanka Bashir Goth waxa sidoo kale madaxweynaha soo dhawayn doona oo diyaar u ah dawladda Maraykanka oo qaabili doonta mafaxweynaha oo uu marti u noqon doono mudada uu ku suganyahay dalkaasi Maraykanka