Shirkadaha bixiya adeega korantada Somaliland ayaa shalay ku dhawaaqay in ay qiimaha laydhka, dhanka kale Xukuumada Somaliland ayaa burisay qiimihi ay kordhiyeen shirkadaha Laydhka waxay xukuumaddu shegtay inuu khilafsan yahay hoos u dhigii qiimaha laydhka ee madaxweynuhu sameeyay ee la isku raacay islamarkaana qiimo kordhintas aanay waxba ka jirin.





