Beesha Dhulbahante ayaa galabta mar kale xasuuq ba’an u geysatay beeshay Fiqishini iyaga oo ka dilay 10 qof inta la xaqiijiyay, dhowaan ayay ahayd markii xasuuqan oo kale ay u geysteen.

Dhibaatadan ayaa ka dhacday degaanka jidbaale oo Guumays u dhow, waxaana dagaalkani daba socda midkii hore uga dhacay Adhicadeeye.

F.Ahmed