Reer Awdal waxay bud-dhig muhiim ah u ahaayeen dhismaha iyo dawladnimada Somaliland. Waxay door muuqda ku lahaayeen shirarkii dib u heshiisiinta iyo dhismaha hay’adihii qaranka, gaar ahaan Shirkii Boorama ee 1993 oo aas-aas u noqday nidaamka dawladnimo ee Somaliland.
00q
Reer Awdal waxay sidoo kale dalka Madaxweyne ka soo noqdeen muddo siddeed sano ah, halka ay muddo dheer ku lahaayeen xilka Madaxweyne ku xigeenka. Intaas oo dhan waxa weheliya naf, maal iyo dadaal ay geliyeen nabadda, dib u heshiisiinta iyo dhismaha qaranka.

Su’aashu waxay tahay: yaa ii sheegi kara meel kale oo Reer Awdal ay xuquuq iyo door la mid ah kan ay Somaliland ku leeyihiin ay ka haystaan?

Agaasimaha Guud ee Duulista Hawada