
Waa hubaal in booqashada iyo dalxiiska loo yimaado magaalada Borama ay tahay mid ay soo dhoweynteeda leedahay soojireen soo jireen ah, balse ๐บ๐ฎ๐ฟ๐๐ถ๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ต๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ต๐ผ๐ฟ๐บ๐๐๐ฑ ๐ ๐๐ฎ๐ต๐ถ๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐ถ๐๐ฎ, ee xilliyada adag indhaha ka qarsatay dhibaatada Borama, waa arrin aan maanta la aqbalayn.
๐ ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ ๐๐บ๐ฎ ๐ฑ๐๐น๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐๐ผ ๐ถ๐ป ๐น๐ฎ๐ด๐ ๐พ๐ฎ๐ฏ๐๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น ๐ฎ๐ ๐ต๐ผ๐ฟ๐บ๐๐๐ฑ ๐ ๐๐ฎ๐ต๐ถ๐ถ๐ป ๐ธ๐๐๐ถ๐ถ ๐ ๐ฎ๐พ๐ถ๐ถ๐พ๐ฑ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ถ๐๐ฎ๐.
๐ซ๐จ๐ฆ๐จ๐จ๐ฆ๐ง๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐ ๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฅ
Xasuustu waa mid cusub oo aan weli tirtirin nabarradii ay reebtay ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฐ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ณ๐ผ๐ผ๐น๐ ๐๐บ๐ฎ๐๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ฏ๐ถ๐๐ต๐ถ๐ถ ๐๐ฒ๐ฐ๐ฒ๐บ๐ฏ๐ฒ๐ฟ ๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฐ๐ฑ๐ฎ๐ ๐บ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ฎ, taas oo ay ku baxeen dhalinyaro badani, halka qaar kalena ay ku noqdeen naafo ama dhaawacyo culus soo gaadheen.
Dhacdadaas oo ahayd mid naxdin leh, waxay ahayd tijaabo weyn oo ku wajahnayd ๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ถ๐น๐ธ๐ฎ๐๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ด๐๐๐ฑ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฎ, laakin waxay saxaafada Hargeisa qaaday labo dariiq:
โข ๐๐ฎ๐บ๐๐๐ป๐ป๐ฎ: Warbaahinta fadhigeedu yahay Hargeisa waxay ka gaabsatay in ay si dhab ah oo hufan u tabiso xasuuqii iyo tacadigii dhalinyarada loogu geystay Borama.
โข ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฏ-๐๐ฎ๐ฎ๐ด๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ซ๐๐ธ๐๐๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ: Halkii ay u taagnaan lahayd in ay difaacdo xuquuqda muwaadinka iyo dhiigga daadanaya, saxaafaddu waxay u muuqatay mid ku sigan dhinaca xukuumadda, iyadoo indhaha ka qarisay xaqiiqadii dhulka taallay.
๐ซ๐๐ฆ๐๐๐๐ง๐๐ก๐๐ ๐๐๐๐๐๐ก๐ฌ๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐ฌ๐ข ๐ฆ๐๐๐๐๐๐๐
Dhalinyarada reer Borama iyo guud ahaan bulshadu way u xisaab-san yihiin cid kasta oo maalintaas dhankeeda bannaysay, ama gacan ka geysatay in la qariyo dhibaatadii baaxadda lahayd ee soo gaartay carruurtooda.
โ๐๐ผ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐บ๐ฎ ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ป ๐ต๐ฎ๐ฏ-๐ฑ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ถ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐บ๐ฎ๐ต๐ถ๐ถ ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐ถ๐๐ฎ. ๐ ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ ๐๐ฎ๐ ๐ ๐ฎ๐๐๐๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ฐ๐ถ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ ๐ป๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฏ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฐ๐ถ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ ๐ฎ๐พ๐ถ๐ถ๐พ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ด๐ป๐ฎ๐ฎ.โ
Inta ay dhalinyaradu xusuusan yihiin sidii looga aamusay dhiiggoodii, ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ณ๐ถ๐น๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐ถ๐ป ๐๐ผ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ๐๐ผ ๐ด๐ผ๐ผ๐ฏ ๐น๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ป๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น ๐ฐ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐๐ต๐ผ ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น ay hormuud u yihiin warbaahin aan xilligii loo baahnaa garab taagnayn shacabka.
โข ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ด๐๐ฟ๐๐ฎ๐ต๐ถ๐ถ๐ป๐ฎ ๐น๐ฎ ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ฎ: Hadalkii oo gaaban, ๐๐ผ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐๐บ๐ฎ ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐ป ๐ฎ๐ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐๐ถ๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ต๐ผ๐ฟ๐บ๐๐๐ฑ ๐ ๐๐ฎ๐ต๐ถ๐ถ๐ป ๐ธ๐๐๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ด๐ด๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ต๐ฎ๐น๐บ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐.
W\Q Eng Jaabir Salsal





