
Laascaanood in wixii ka dhacay ka dhacaan, Somaliland ayay dan wayni ugu jirtay kana faa’iidday. Xaalad khatar ah ayuu ku jiray jiritaanka Somaliland, dalku wuxuu marayay dhalinyaro Xamar u yaacaysa oo dhashay wixii ka danbeeyay 1991. Dhalinyaradaas may ogeeyn nacaybka Soomaali u qabto, sida loo galayo haddii dagaal dhaco. Laascaanood markii hawshu ka bilaabantay waxay indhahooda ku arkeen, sida maydka Isaaq,Samaroon, Ciise iyo Madigaan loola dhaqmayo, Dagaalku one week ayuu socday markii maydka ciidanka ay soo duubeen Hawidaar yagoo cunaya. Waxay indhahooda ku arkeen Gabdhihii ay qabeen reer Laascaanood ee calanka Somaliland gacmaha ugu jiray oo loosii jiidayo xabsiyada geerida. Waxyaabaha cajiibkaa waxaa kamida caydii, cunsirayaddii iyo nacaybkii reer gaara lagula kacayay sidii inaanay soomaali ahayn. Waxaa kasii cajiibsan in Daarood dhaheen nin Laangaab ah oo Dir ah sidee u xukumi karaa nin Daarood ah?! Hadda waa Dadkii ku baaqayay midnimada ayaa diiday in tuulada Laascaanood ee Somaliland biyaha galisay,cusbitaallada iyo laamiyada u dhistay inay xukummaan Dir!!
Taasi waxay kor u qaadday Waddaniyadii, Midnimadii iyo Mintidnimadii shacabka Somaliland. Waxaa la ictiraafay Somaliland yadoo maqan dagmada Laascaanood, taasinna ma timaadeen haddii aan 2023 wixii dhacay aanay dhaceen.
(وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم)
Ibrahim Yusuf





