Maleeshiyada Jamhada Sool Bari ee Xalay kusoo gashay dhuumashada Aag udhaxeeya Buurawadal iyo Fallaryaale,waxaa ujeedkoodu ahaa Laba qodob oo kala ah….
1. In ay soo gudbiyaan Rag iyo Dumar lagu soo raray Drons laga keenay Xamar oo la qorsheeyay in Garowe qarsoodi lagu geliyo.
2. In PL colaad looga furo dhanka Sool si ay uga baaqato hawlgalka sifaynta Argagixisada AS ee Calmadow.
Sirdoonka iyo Booliska Puntland,waxaan uga digayaa Drons-kaas,waana in ay dhamaan hareeraha Magaalada ka hawlgalaan oo aad loo ilaaliyaa Dadka ka baxaya iyo kuwa soo galaya.
Maleeshiyadii Jamahada Sool Bari ee sida xatooyada ah kusoo gashay Aaga Fallaryaale iyo Buurawadal Xalay,waa carareen kadib markii ay ku dhaqaaqeen Ciidamada PL ee kala fadhiya Buurawadal iyo Fallaryaale,waana degan yahay haatan Aagaas.
Jamhadu,waxay qayb ka tahay qorshe Xamar laga soo abaabulay oo Shan Geesood ah oo PL lagula dirirayo…
1. Wadamo shisheeye.
2. Nisa-da Xamar.
3. Daacish.
4. AS.
5. JSB.
JQ.





