Dhacdo la yaableh ayaa Maanta oo jimce ah Hargaysa dhacday ka “Nin la diyaariyey qabrigiisa, La Maydhay, la kafmay ayaa markii la doonayey in Baabuurka Meydka lasaaro dhaqaaqay markaas ayaa la ogaaday in uu Noolyahay.
Sawirkan waa dadkii oo tuunsan qabrigi loo diyaariyey maydka.
Dad badan oo iyagoo nool la aasay ayaa jira! Bal aad haloo hubiyo arrinkaas oo yaan lagu degdegin
X/ Axmed Cabdirisaaq





