
Ku dhowaad 40 askari oo wata gaadiid gaashaaman oo uu leeyahay Wasiirka Kalluumaysiga Woqooyi-bari, Ismaaciil Sheekh Saalax, oo ka soo jeeda Sanaag, kuna sugnaa Badhan ayaa u goostay dhinaca Somaliland.
Ciidamadaasi waxa hoggaaminaya sarkaal la yidhaahdo Geesoole, oo Wasiirku adeer ruma u yahay waxayna ku biireen kuwa Somaliland berri ku qaramaynayso Ceerigaabo.
Mohamed Yusuf





