ABWAAN C/QAADIR XIRSI (YAMYAM) IYO CABDIQAASIM SALAADBBA IHN SOWKUWII NOOGU YIMID HARGAYSA EE LAGU SOO DHAWEEYAY.

Dadka reer s.land dhaqankoodu wuxuu ku salaysanyay diinta islaamka ma yaqaanaan aargoosiga, waxaana markhaati ka ah heshiiskii burco ee laysku saamaxay laguna dhisay jamhuuriyadda Somaliland

Waxaan aaminsanay soomali inay nabadi ugu horrayso waqtiga la aqoonsado Somaliland iyadoo noqondoonta meel ay ku soo hirtaan soomaalidu, waxaana habboon soomaalidu inay sharaftooda dhawraan oo ay joojiyaan colaadda caalamiga ah ee ay kula jiraan Somaliland.

Waxaan halkan farriin u marinayaa madaxda kilalka shanaad ee ethopia oo aan leeyay dib isugu noqda idinkoo adeegsanaya xaqsiinta qabaa’ilka killalka iyo wadanoolaansha jaarka.

MAHADSANID
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

E. MAIL. Baawabdi@hotmail.com