Bishan dhexdeeda waxa la kordhay qiimaha Shaybaadhka Dhiigga Complete Blood Count (CBC) waxa uu hore u ahaa $5 waxa hadda laga dhigay $6 dhammaan waxa kor loo qaaday Adeegga Shaybaadhada ee uu bixiyo Cusbitaalka Guud ee Hargeysa, Cusbitaalka Gaarka loo leeyahay ee Gargaar Shaybaadhka Complete Blood Count (CBC) waa $7, Muqdisho Cusbitaalka Dawliga ah ee Digfeer Shaybaadhka Complete Blood Count (CBC) waa $2, waxa waajib ku ah Xukuumadda in Bulshadu hesho Adeeg Caafimaad oo qiimo jaban ah Danyartuna awoodi karto.

Waxaa Qoray

Mohamed Sidik – Dhamme