Amuurtii Laascaanood, amaba Dhulbahante iyo Somaliland waxa ay joogtaa meel cakiran. M Kaahin iyo afar tii la socday waa u taag waayeen, run ahaan na wax qorshe ah oo ay la tageen na ma ba jirin. Gudidii 33 ga ahayd waxa ay dhaafi waayeen na ga baxa – faryaro bidix Somaliland ha ka baxdo. Imika laba midkood uuun bay taagantahay – in Somaliland ay gobolkaas ka xamaan urursato, iyo in dagaal dhiig badani ku daato ay la gasho beesha Dhulbahante. Tu saddexaad ma jirto.

Waxa Qoray

Maxamed Haaruun Biixi