“Anaga iyo Madaxweyne Cirro Xidhiidhkayagu Ma Wanaagsana” – Madaxweyne Geelle.

“Waxaanu walaac ka qabnaa xidhiidhka Israa’iil iyo Somaliland. Sidoo kale, ma wanaagsana xidhiidhka aniga iyo Cabdiraxmaan Cirro.”

Waxa sidaas yidhi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.

F. Ahmed