AQOONSIGA S. LAND OO SI XAWLI AH UGA SOCDA GOLEYAASHA MARAYKANKA.
Waxa la rajaynayaa ayaamaha soo socda aqalka guurtida ee dawladda maraykanku inuu saxeexidoono aqoonsiga S. LAND ayaama soo socda.
Dadka reer s. Land waxa la gudboon inay ka fogaadaan dadka xaalad abuurka ah ee aragtida dhaw una diyaargaroobaan hanashada aqoonsiga.
Digaanada bariga ee sool iyo sanaag bari waxgaradkooda waxa la gudboon inay dadkooda go’doonka ka saaraan oo ay nabadda qaataan.
Waxa maanta bannaan taariikhdii nabadda ku caanbaxday ee FAARAX SUUSLLE Ciddii qaadan lahayd, aan tisaaleeyee maanta garaaddada harti bari hadday hargaysa ka soo degaan Miyaanay Wada FAARAX SUUSLLE noqdeen IHN.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.