AQOONTA MADAXDA SOOMAALIYA WAA INAY MEEL BEDQABTA DAB GELIYAAN.

Ilaa 1960kii dadka iyo dalka Somaliland waxa ku socday dagaal qaawan oo dadnimada ka baxsand dil, , xadhig, boob, boos ka riixasho, burburin dhaqaale iwm
81kii markii la asaasay snm waxay xalaalaysteen naftii iyo maalkii shicibkii ku hoos noolaa oo ay dabgeliyeen, taas oo keentay in laga dhiidhiyo oo dib loola soo noqdo gobanimadii luntay.
1991kii markii beelaha soomaliland ay dawladnimadoodii ku dhawaaqeenna waxay bilaabeen inay maryaha dhigtaan, taasoo taladoodii ay isugu soo ururtay inay dab geliyaan Somaliland, waxaad ogaydeen laascaanood caynkay ahayd iyo siday maanta tahay iyagoo taas arka ayay ku taamayaan inay meelo kalena gubaan.
Haddaba dadka reer Somaliland waxa la gudboon inay gamcaha is Wada qabsadaan oo ay cadowgaa qaawan dhan uga soo Wada jeestaan.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.






