Badhisaabkii hore ee gobolka Togdheer ayaa saaja arooryii hore si rasmi ah ugu biiray xisbiga Waddani .

Maxamed Ibrahim Nafaqo ayaa ka mid ahaa ama tirsanaa xisbiga dawladda ee Kulmiye, waxana aad u soo badanaaya xubnaha mihiimka ah ee ku soo biiraaya xisbiga taasi oo salka ku haysa xisbi xaakinka oo ku fashilmay hagista dalka 7 sanadood ee la soo dhaafay.