Beesha Dhulbahante ayaa galabta mar kale xasuuq baβan u geysatay beeshay Fiqishini iyaga oo ka dilay 10 qof inta la xaqiijiyay, dhowaan ayay ahayd markii xasuuqan oo kale ay u geysteen.
Dhibaatadan ayaa ka dhacday degaanka jidbaale oo Guumays u dhow, waxaana dagaalkani daba socda midkii hore uga dhacay Adhicadeeye.
F.Ahmed





