Musharaxa xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa qaabilay wax garadka, aqoonhahnka iyo madxdada tin ka badan 50 tuul oo hoos yimaada degmooyinka Sabawanaag iyo Cadaadlay ee bariga gobolka Maroodi-jeex
Is waraysi iyo doodo dhaadheer waxa la isku raacay sidii degmooyinka Sabawanaag iyo Cadaadlay iyo bariga caasimaduba uga mid noqon lahaayeen isbadalka uu dalku u baahnyahay waxana ay balan qaadeen in ay codkood siin doonaan oo ay dhisi doonaan musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo xisbiga Waddani