Odayada dhaqanka ee beesha Jaamac Siyaad ee Dhulbahante ayaa baaq nabadeed oo ay soo saareen u diray beelaha Habarjeclo iyo Sacad Yooni ee ay ood wadaagta leeyihiin.

Odayada Jaamac Siyaad waxa ay sheegeen in ay iyagu xagoida nabadaasi qaateen filayaana in dhinacyada kalana ay arinkaasi la qaateen oo wixii dhacay lagu soo dabaalo nabad waarta

Waxa ay soo jeediyeen in dadka reer guuraaga ahi ay labada dhanba si nabad ah ugu noolaannkaraan deegaanada ay iska soo galaan oo nabad kuwada daaqaan wixii baadi ahna la isu celiyo