Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro’ Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Maxamed Aw Cali Cabdi Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Xaji Cali Xasan , Xubno ka mid ah hogaanka Xisbiga Waddani Ayaa Gobolka Gabiley Khaasatan deegaanka Galoolay Kaga qaybgalay Munaasibad Weyn Oo Beesha (Ugaadh Abokor )Ee beelaha Sacad Muuse Ay Taageero Xoogan Ugu Muujinaysay Xisbiga Waddani Iyo Sida Diyaar Ugu Yihiin Inay Qayb Ka Noqdaan Isbadalka Waddani Waddo Ee Hormarka Iyo Cadaalada