Bidhi oo dhawaan iska casilay gudiga ololaha xisbiga Kulmiye ee gobolka Togdheer gobolka Togdheer ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray xisbiga Waddani.

Ex- xildhibaan Mubaarik ayaa ka mid ahaa xildhibaanadii golaha deegaanka ee Burco ee ka horeeyay kuwan hada jooga, waxana mr Bidhi xisbiga ku soo dhaweeyay oo qaabilay gudoomiyaha xisbiga Waddani mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan