Biyo la’aanta New Hargeysa
Anigu waxaan deganahay xaafadda New hargeysa gaar ahaan degmada Macalin-haaruun qayb ka mid ah,Ma jiraan wax biyo qasabadeed ah oo habayaraatee noo soo dhacaa!,
Waxaa biyaha noo shuba booyado ku waa soo u dhaamiya hargeysa-da badhkeed oomanaha yahay.
Bishii ugu yaraan waxaanu shubanaa 5-Jeer, halkii marna waxaanu shubanaa 5 ilaa7 foosto inta u dhaxaysa,Halkii foosto lacagteedu waa14,000 kun oo shillings.
Waxaa taasi ka sii daran marka biyuhu kaa dhamaadaan ee aad booyadda u baahato waxaad sugaysaa ugu yaraan maalin ama maalin badhkeed
Sababtoo ah booyaddu waxay u dhaamisaa kumanaan qoys oo aan haysan biyo dawladeed iyo kuwo shirkadeed-toona.
“Habartii dusheediyo Dagalkay ku noolayd
Daruuruhu ku hooreen
Dadba wada helmoodoo
Daad wararac bay tidhi”
Cali-Fahad