Boggi Facebook ee Wasaarada Shaqo-Galinta Arimaha Bulshada iyo Qoyska waa la jabsaday, waa Boggi labaad ee 2022 Carruur Chines ahi kala wareegto Dawladda Somaliland, hore waxa loo Jabsaday Facebook Page-kii Wasaaradda Technolojiyadda iyo Isgaadhsiinta, waa masuuliyad darro weyn waxa laga qaaday Wasaaradda $3000 oo lagu dalbay (Blue Tick) iyadoo la sii maraayo dillaalin joogta dalka Kenya. Waxaan soo jeedinaynaa in Dhallinyarada baratay Aqoonta information technology ay Caawiyaan Wasaaradda, Eng Omer-sayid Hassan si Mutdawacnimo ah u caawi Qarankeenna JSL !
Visitors Online
Links
Araweelo News | Baki Press | Berbera News | Berbera Press | Boorama News | Burco Online | Caynaba News | Farshaxan Foore | Gabiley News | Gabooyelive News | Geeska New | Haatuf News | Hadhwanaag News | HarowoNews | Hoyga Suugaanta | Jamhuuriya News | Long Live Somaliland | Ogaal News | Oodwayne News | Qorulugud News | Radio Somaliland | Samotalis News | Somaliland Info | Somaliland Gov | Somaliland Patriots | Timacade News | Togaherer News | Togdheer News | TVSomaliland Europe | Waaheen NewsWaayeel | Wargayska Dawan






