Booliska Hargeysa oo soo qbtay nin qaab Xeeladaysan u Dhacayay Bulshada

Hargeysa(Qaran)-Ciidanka Booliska JSL garahaan Saldhiga Maxamuud Haybe (Qudhac Dheer) ayaa gacanta kusoo dhigay Edeysane Maxamed Cabdi Faarax kaasi oo ku eedaysan inuu dhac u gaystay oo Hooyooyin dhawra , kaasi oo u dhacayay qaab xeeladaysan.

Taliye Khadar Cawil ayaa ka warbixiyay eedaysanahan iyo qaabkii ay u soo qabteen.