Nabada Togdheer ee uu hormuudka ahaa Madaxweynaha mustaqbalka Cabdiraxmaan Cirro waan bogaadinaya.
Waxaan sikal iyo laab ah usoo dhowaynayaa heshiiska burco Ee ay ku heshiiyeen labada beelood Ee walaalaha ah ee riximka iyo qaraabada ah ee wada dega cali saahid iyo hawdka burco ilaahayna waxaan uwaydiinayaa Inuu u adkeeyo wacadka iyo dhaarta
Lagu iba maray heshiiska,Waxaan bogaadinayaa
Madaxdhaqameedka iyo xukuumada Iyo mucaaradka oo hormuudka ka ahaa Madaxwaynaha mustaqbalka Cabdiraxmaan ciro”
Boqor Cismaan Buurmadow.
