
Nairobi,(Qaran news)-Waftigii uu hogaaminaayay madaxweynaha Somaliland mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa saaka lagu marti qaaday State House-ka looga taliyo dalka Kiiniya.
Madaxweynaha Somaliland iyo waftigiisu waxa ay kulan fool ka fool ah la.leeyihiin madaxweynaha dalmaasi iyo xubnaha ugu sar sareeya ee xukumadiisa.
Warka oo faah faahsan la soco goordhow marka uu kulanku soo dhamaado






