Laba Haween ah ayaa geeriyooday kadib markii Gaadhi ku jiidhay waddada Laamiga ah ee Deegaanka Galooley oo u dhexaysa Burco iyo Sheekh.
Maydka labada Haween ah iyo dhaawaca Darawalkii Gaadhiga waday oo la sheegay in Gaadhigu la dhacay kadib markii uu Haweenka jiidhay ayaa la keenay Cisbitaalka Degmada Sheekh ee gobolka Saaxil.