Bulshada Caalamka oo u digtay Somaliland

Waxa maanta telefoon Kula hadlay Madaxweyne Biixi daneeyayaasha caalamka ee arimaha doorashooyinka Somaliland
Waxaanay walaac wayn ka muujiyeen siday wax usocdaan
Waxay Madaxweyne Biixi u cadeeyeen mawqif kooda ku adaan arimaha doorashooyinka iyo dhawrista dimuqraadiyada
waxaanay ku adkeeyeen in uu keeno heshiis Labada dhinac ah iyo qabashada doorasho laysla ogol yahay
Waxa kale oo ay sheegeen inaan loo dul qaadan karayn cabudhinta shacabka iyo saxaafada
iyo weliba inay Police ku iska laayaan dad shacab ah sabab la’aan
Caalamka ayaa walaac wayn ka qaba xaalada somaliland ee Maanta.
Akhri Qoraalka Hoose.

Geesta kalena Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in dalka ay soo gaadhan waftigii ugu cuslaa ee Bulshada Caalamka ka socda .