Somaliland, sinnaan iyo caddaalad ?
Waxa la joogaa waqtigii Somaliland wax wada yeelan lahayd 19 Komishan iyo Ha’yado Madaxbannaan kana kooban 100 Xubnood oo Madaxweynuhu badi Magacaabo Dadka Deegaanka Bariga Sanaag waxay leeyihiin 3 Xubnood 3% Deegaanka Sool dadka ku noolina waxay leeyihiin 7 Xubnood 7% waxa waajib ah in Awoodda yo Dhaqaalaha Somaliland si siman loo qaybsado, dheeliga, sadbursiga iyo sinnaan la’aantu waa kansarka 32 sano hayay Somaliland boogna ku ah wax wada lahaanshaha !
No photo description available.
Waxaa Qoray:-