Shacabka iyo Dawlada Maraykanka ayaa Aad uga cadhooday qaar kamida Ciidamada Soomaaliya oo Ku istaagay Calanka Maraykanka,

Dr. J. Peter Pham oo ah Diblomaasi sare oo Maraykanka u qaabilsanaa gobolka Harada Wayn iyo Sahel, Dr. J. Peter Pham, ayaa sheegay in maamulkii Obama uu khalaad weyn galay markii uu aqoonsaday wax uu ku tilmaamay “nidaamka dawladnimo ee fashilmay ee Soomaaliya”.

Wuxu uu sido kale Canaantay Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya isago sheegay in halkii safaaradda Maraykanku ay xoogga saari lahayd ilaalinta danaha dhabta ah ee Maraykanka, ay ku mashquushay Wuxu ugu yeedhay siyaasadda ‘Hal Soomaaliya'”.