CAJIIB XASAN SHIIKH AYAA BILAD QARAN GUDDOONSIIYAY ISMA’IIL CUMAR GEELLE

Waxa magaalada jabuuti jooga xasan shiikh waxyaalaha cajiibka ah ee shantii somaalidu la yaabtay waxa ka mida xaalad abuurka dhalanteedka ah ee ay labada oday dadka la hor yimaaddeen oo ah xuskii carta,waa 25sano ka hor waxa lays weydiinayaa maxaa maanta loo xusay? jawaabta loo xusay ee runta ahi waxa weeye labada oday mushkilad iyo fashil siyaasadeed oo haysta ayay hadbba fidmo cimrri dherer uga dhigayaan inay marbba indhaha dadka wax ku jeediyaan waxaynu ogayn xeerka ciise oo weligii jiray oo ay u adeegsadeen xaalad abuur fashil ah.

Yaabka u weyn ee qosolka ah Xasan Shiikh wuxuu Ismaaciil Cumar Geelle qoorta u geliyayay wax uu ku sheegay billad qaran, oo qaranku ma hiraabka Xalane lagu ilaaliyaabaa xagguu ku yaal qaranka uu Xasan billadda ka bixinayaa?

Gabagebo hal diidaysaa geed ay ku xoqato ma weydo odayaashaas waxa sidaas u galay ee waalay waa aqoonsiga Somaliland oo aanay waxba ka qaban karayn.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.