
Waxa Somalia ku soo badanaaya nacaybka loo qabo daka Turkiga oo arimaha Soomaaliya aad u dhex gashay isla markaasna dhinac saartay kooxda ahaan jirtay dawladii hore ee uu hogaamin jiray Xasan Sheekh.
Dadweynaha shicibka ee dhamaan magaalooyinka koonfurta Somalia ayaa lagu gubayaa calanka Turkiga.
Dawlada Turkiga oo arimaha Somaliya ka hadashay ayaa ka dayrisay osfahmi laanta ka dhex taagan Soomaalida iyo iyaga.





